Hishiiska Saldhiga Malateri iyo Dekada Berbera Masar qayb ma ka tahay?
Published
Magaalada Abu dhabi waxa ku sugan madaxweynaha Somaliland iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa. Waftidani waxay Imaaraadka Carabta la saxeexdeen mashruucyo. Waxa aanu ka wareysaney Wasiirka Arrimaha Dibada ee Jamhuuriyada iskeed ugu dhawaaqdey madaxbanaanida ee Somaliland Dr Sa'ad Ali Shire. Waa maxay hishiisyadan ay saxeexeen. Masar miyey qayb ka tahay, goorma ayeyse hishiisyadu hir geleyaan.
Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayuu u waramey