Dalal ku dhiiraday in msaajidda dib loo furo xilli uu Corona sii faafayo

Published

Dowladda Jarmalka ayaa ogolaatay in dib loo furo misaajidada dalkaasi islamarkana waxaa musliinta ay Salaadii ugu horeysay oo ah Salaadda Subax ku tukadeen misaajidka Mevlana ee ku yaalla magaalada Berlin.Waxaa misaajidadaasi ka mid ah Mevlana ee Berlin

Qof gacmaha ku buufsanaya Jeermis dilaha taasi oo ah tallaabo looga hortagayo faafida cudurka Corona

Xigashada Sawirka, Anadolu Agency

Qoraalka sawirka, Qof gacmaha ku buufsanaya dareeraha dila jeermiska xilli uu sii galayay masaajid ku yaalla Berlin
Qof gudaha misaajidka Mevlana ee magaalada Berlin quraan ku aqrisanaya

Xigashada Sawirka, Anadolu Agency

Qoraalka sawirka, Qof gudaha misaajidka Mevlana ee magaalada Berlin quraan ku aqrisanaya
Waxaa masjidka Mevlana laga hirgaliyay talaabooyiinka kala fogaashiyaha ilaa 2 mitir

Xigashada Sawirka, Anadolu Agency

Qoraalka sawirka, Waxaa masjidka Mevlana laga hirgaliyay talaabooyiinka kala fogaashiyaha ilaa 2 mitir
Muslimiinta oo tukanaya salaad Subax Masjidka Mevlana ee magaalada Berlin

Xigashada Sawirka, STR

Qoraalka sawirka, Muslimiinta oo tukanaya salaad Subax Masjidka Mevlana ee magaalada Berlin
Dad tukanaya Salaadda iyaga oo kala fogaaday min hal mitir

Xigashada Sawirka, Anadolu Agency

Qoraalka sawirka, Dad tukanaya Salaadda iyaga oo kala fogaaday min hal mitir
Qof Salaadda ka dib duceysanaya masjidka Mevlana ee magaalada Berlin

Xigashada Sawirka, Anadolu Agency

Qoraalka sawirka, Qof Salaadda ka dib duceysanaya masjidka Mevlana ee magaalada Berlin
Berlin - MAY 09: Dad dhageysanaya khudbadda Imaamka masaajidka Mevlana ka dib markii ay xukuumada Jarmalka ogolaatay in dib loo furo.

Xigashada Sawirka, Anadolu Agency

Qoraalka sawirka, Berlin - MAY 09: Dad dhageysanaya khudbadda Imaamka masaajidka Mevlana ka dib markii ay xukuumada Jarmalka ogolaatay in dib loo furo
Muslimiin ku tuknaya salaadi Jimcaha ee 08 May masaajid ku yaalla magaalada Karachi ee dalka Pakistan. Dowladda pakistan ayaa khafiifisay xayiraadda masaajiida inta lagu guda jira Ramadaanka

Xigashada Sawirka, RIZWAN TABASSUM

Qoraalka sawirka, Muslimiin ku tuknaya salaadi Jimcaha ee 08 May masaajid ku yaalla magaalada Karachi ee dalka Pakistan. Dowladda pakistan ayaa khafiifisay xayiraadda masaajiida inta lagu guda jira Ramadaanka