Shimbiro sababi lahaa shil diyaardeed

Diyaarad ku sii jeeday dhinaca Koofur Galbee ee Mreykanka ayey qasab ku noqtay in ay degdeg ku degto ka dib markii shimbiro ay ku dhaceen mid ka mid ah matoorada diyaaradda .
Diyaardda ayaa ka soo duushay Havana kuna si jeeddayFloridawaxaana ka buuxsamay qiiq ka dib isku dhaca wax yar ka dib markii ay kacday maalinimadiishalay subaxnimadii.
Ma jirin cid wax ku niqitay shilkaasiiyadoo labada duuliye ay diyaaradda dib ugu celiyeen Havana halkaa oo dadkii la sovday laga dejiyey .
Dadka diyaaradda saarnaa ayaa ragagaxaycarruurtuna wey ooyayayeenmarkii diyaarddii oo dhan uu gudaha qiiq u soo galay.
“Dadkii wey neefsan waayeen “ ayuu yiri mid ka mid ah rakaabka
Diyaaradda pp nooceedu ahaa Boeing 737 ayey saarnaayeen 147 qof oo rakaab ah iyo lix shaqaale ah.
Shirkadda ayaa ka cudurdaaratay dhibaatadaas dhacday waxayna sheegeen in mararka qaar ay sidaas shimbiruhu Qatar u galiyaan diyaaradaha rakaabka









