Soomaaliya xilligan diyaar ma u tahay doorasho?

Qoraalka Codka, Soomaaliya xilligan diyaar ma u tahay doorasho?
Published

Barnaamijka waxa ay ila tahay ee jimcaha, waxaan kaga hadalnay heshiiskii ay madaxda madasha qaran Soomaaliya toddobaadkan ka gaareen waqtiga ay doorashada dalka ka dhici doonto. Hadaba Soomaaliya xilligan diyaar ma u tahay doorasho?