Salaadiinta Sool oo shir jaraa'id qabtay

Qoraalka Codka, Shirka jaraa'id ee garaadada iyo salaadiin Sool
Published

Garaado iyo salaadiin reer Sool ah ee ku shirsanaa degaanka Dhumay oo qabtay shir jaraa'id ay kaga horjeedaan wadahadalada Somaliland iyo Khatumo uga socda magaalada Ceynabo