Sharciga Axsaabta Siyaasadda
Published
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaan saxiixay sharciga axsaabta siyaasadeed ee Soomaaliya. Sharcigan ayaa u ogolaanaya in ka badan 10 xisbi-siyaasadeed oo dalka ka jira in si rasmi ah loo diiwaan galiyo, ayadoo Soomaaliya aysan ka jirin xisbiyo siyaasadeed muddo ka badan 40 sano.
Haddaba sidee bay u arkaan sharcigan xisbiyada Siyaasadda? Su'aashaas iyo qaar kale ayuu Faarax Lamaane weydiiyey Axmed Macallin Fiqi oo ah xoghayaha guud ee xisbiga Daljir.