Daawo: Dibadbax lagu taagerayo dacwadda badda oo Muqdisho ka dhacay
Published
Boqolaal qof oo u badan dumar ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Muqdisho, si ay taagero ugu muujiyaan dacwadda soohdinta badda ee ka socota Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee uu fadhigeedu yahay magaalada Hague.
Dacwaddaasi ayaa gashay maalintii seddaxaad.