Daawo: Dood kulul oo dhex martay Trump iyo Clinton
Published
Dood culus ayaa dhex martay musharrixiinta madaxtinnimda Mareykanka, Hillary Clinton iyo Donald Trump oo markii ugu horreysay yeeshay dood si toos ah looga baahinayay telefishinnada.
Doodan oo socotay muddo 90 daqiiqo ah ayaa