Sanadguurada 23-aad ee boliiska Somaliland oo la xusay
Published
Magaalada Hargeysa, waxaa maanta lagu qabtay xaflad weyn oo loogu dabaaldegaayo sanadguuradii 23-aad ee maalintii la aasaasay ciidanka boliiska Somaliland.
Boliiska ayaa bandhig sameeyay lagu xusayo munaasabada oo uu ka qayb galay madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Zaylici iyo marti sharaf
Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige, ayaa wareystay Taliyaha guud ee ciidanka boliiska ee Somaliland Generaal Cabdillaahi Fadal iimaan.