Intuu dhan yahay mishaarka madaxweynaha Maraykanka

Qoraalka Muuqaalka, Intuu dhan yahay mishaarka madaxweynaha Maraykanka
Published

Halkan ka daawo inta uu dhan yahay mishaarka madaxweynaha Maraykanka iyo macluumaad kale oo ku saabsan faa'iidada uu xilkaasi leehay.