Gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo taliye hoggaan ka noqota ciidanka booliska

Qoraalka Muuqaalka, Gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo taliye hoggaan ka noqota ciidanka booliska
Published

Marka taliyeyaasha ay isu yimaadaan, qarkood waxay ii haysteen in aan ahay haweeney shaaha ka ganacsata, balse runtii aad ayaa la ii soo dhaweeyay" Korneel Sakiya Xuseen oo ah gabadhii ugu horreysay taariikhda Soomaaliya oo noqota taliye hoggaan booliis"