Barnaamijka Waxay ila tahay ee falanqaynta Jimcaha

Qoraalka Codka, Barnaamijka Waxay ila tahay ee falanqaynta Jimcaha
Published

Maanta barnaamijka waxay ila tahay waxaan ku soo qaadanay xaaladda waddanka Suuriya gaar ahaan qabshada magaalada Xalab ee ciidamada dawladda Suuriya iyo jabka gaaray xoogagga mucaaradka.