Wareysi ku saabsan dilka xeer ilaaliyihii maxkamadda ciidamadda Puntland
Published
Magaalada Boosaaso waxa maanta lagu dilay xeer ilaaliyihii maxkamadda cidaamada Puntland Cabdikarim Xasan firdhiye.
Waa dilkii sedexsaad oo sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Puntland loogu gaysto magaalada Boosaaso wax ka yar labo todobaad.
Guddoomiyaha maxkaamadda ee ciidammada qalabka sida ee Puntland Col. Cabdifitaax Xaaji Aadan ayaa BBC Soomaali waxay ka wareysatay dhacdadan Cismaan Cabdi Xasan ayaa gudoomiyaha ugu horreyn waydiiyey faahfaahinta dilka.