Dhageyso: Obama iyo isbedelka uu sameeyay sideedii sano ee xukunka uu hayay

Qoraalka Codka, Dhageyso: Obama iyo isbedelka uu sameeyay sideedii sano ee xukunka uu hayay
Published

Maxaa la taaban karaa oo uu Obama ka bedelay siyaasadda gudaha ee Maraykanka ka dib sideed sano oo uu xukunka hayay?

Tafaftiraha BBC ee waqooyiga Ameerika, Jon Sopel ayaa warbixintan ku eegaya, waxaana soo jeedinaya Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.