Sawiro: Afrika iyo todobaadkii tagay

Published

Qaar ka mid ah sawirada Afrika guud ahaa iyo dhowr xabo oo aan ka soo xulanay Soomaaliga oo la qaaday todobaadkii tagay.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Cabdirashiid Xidig oo sheekeysanaaya ka hor intuusan dhammaan loollankii ka dhexeeyay ee ah gudoomiyaha baarlamaanka.
Qoraalka sawirka, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Cabdirashiid Xidig oo sheekeysanaaya ka hor intuusan dhammaan loollankii ka dhexeeyay ee ah gudoomiyaha baarlamaanka.
Xildhibaan Cabdishire Jaamac oo codkiisa ka dhiibanayay doorashadii gudoonka baarlamaanka
Qoraalka sawirka, Xildhibaan Cabdishire Jaamac oo codkiisa ka dhiibanayay doorashadii gudoonka baarlamaanka
Mid ka mid ah dumarka xildhibaanada ah oo codkeeda dhiibaneysa
Qoraalka sawirka, Mid ka mid ah dumarka xildhibaanada ah oo codkeeda dhiibaneysa
Sabtidii, Wiil yar oo isku soo xardhay taageerada uu u haayo madaxweynaha cusub ee Ghana Nana Akufo-Addo. Daankiisa ayuu ku sawiray jaceylka uu u hayo

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Sabtidii, Wiil yar oo isku soo xardhay taageerada uu u haayo madaxweynaha cusub ee Ghana Nana Akufo-Addo. Daankiisa ayuu ku sawiray jaceylka uu u hayo
Isla munaasabaddaas, rag durbaan ka garaacaya oo madadaalinaya madaxweynaha cusub

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Isla munaasabaddaas, rag durbaan ka garaacaya oo madadaalinaya madaxweynaha cusub
Kuwanna waxay yeerinayaan buun ay ugu talagaleen madaxweynaha

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Kuwanna waxay yeerinayaan buun ay ugu talagaleen madaxweynaha
Dalka Ivory Coast waxaa ruxay kacdoon ay sameeyeen ciidamadan oo ku sugnaa jidadka magaalada Bouake, oo ah magaalada labaad ee ugu weyn, waxay codsanayeen in si wanaagsan loola dhaqmo.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Dalka Ivory Coast waxaa ruxay kacdoon ay sameeyeen ciidamadan oo ku sugnaa jidadka magaalada Bouake, oo ah magaalada labaad ee ugu weyn, waxay codsanayeen in si wanaagsan loola dhaqmo.
Kacdoonkaasi wuxuu sababay ciriiri dhanka isu socodka ah. Rakaabkan waxay seexdeen wadada, waxayna sugayaan gawaari.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Kacdoonkaasi wuxuu sababay ciriiri dhanka isu socodka ah. Rakaabkan waxay seexdeen wadada, waxayna sugayaan gawaari.
Xubnaha u ololeynaaya soo celiya gandheheena #BringBackOurGirls, oo Axaddii dibad bax ku qabtay Abuja. waxay maamuusayeen 1000 maalmood oo laga joogo markii la afduubtay gabdhihii Chibok.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Xubnaha u ololeynaaya soo celiya gandheheena #BringBackOurGirls, oo Axaddii dibad bax ku qabtay Abuja. waxay maamuusayeen 1000 maalmood oo laga joogo markii la afduubtay gabdhihii Chibok.
Laakiin ololeeyayaashaas sidey rabeen wax uma dhicin oo ciidamadan ayaa dhexda uga dhacay oo kala ceyriyay

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Laakiin ololeeyayaashaas sidey rabeen wax uma dhicin oo ciidamadan ayaa dhexda uga dhacay oo kala ceyriyay
Askeri ilaalo haya xilli la Kenya lagu daahfurayay qad tareen oo cusub oo isku xiraya Nairobi iyo Mombasa. Mashruucan ayaa xarigga laga jaray Arbacadii.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Askeri ilaalo haya xilli la Kenya lagu daahfurayay qad tareen oo cusub oo isku xiraya Nairobi iyo Mombasa. Mashruucan ayaa xarigga laga jaray Arbacadii.
Sidoo kale Arbacadii, tartanka Barketball-ka naafada ee Suudaanta Koofureed oo ka dhacay Juba.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Sidoo kale Arbacadii, tartanka Barketball-ka naafada ee Suudaanta Koofureed oo ka dhacay Juba.
Nin dhallinyaro ah ayaa dhagxaan ku tuuraya sladhig boolis oo ku yaalla xuduudda Tunisia iyo Libiya. wuxuu ka mid yahay dibad baxayaal ka careysay xannibaad la saaray ganacsiga isu gudubka xuduudda.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Nin dhallinyaro ah ayaa dhagxaan ku tuuraya sladhig boolis oo ku yaalla xuduudda Tunisia iyo Libiya. wuxuu ka mid yahay dibad baxayaal ka careysay xannibaad la saaray ganacsiga isu gudubka xuduudda.
Talaadadii, Gabadha uu dhalay wasiirkii biyaha ee Burundi ee la dilay, Emmanuel Niyonkuru, waxay ka duceyneysay duugta aabeheed oo lagu qabtay Bujumbura.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Talaadadii, Gabadha uu dhalay wasiirkii biyaha ee Burundi ee la dilay, Emmanuel Niyonkuru, waxay ka duceyneysay duugta aabeheed oo lagu qabtay Bujumbura.
Dalka Aljeeriyana, haweeney ah sarkaal sare oo booliska ka tirsan ayaa u jilba-jabsatay inay eegto gabar yar oo guri la'aan ah oo wax cuneysa. Waa sadaqo ay booliska ugu talagaleen dadka aan guryaha lahayn.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Dalka Aljeeriyana, haweeney ah sarkaal sare oo booliska ka tirsan ayaa u jilba-jabsatay inay eegto gabar yar oo guri la'aan ah oo wax cuneysa. Waa sadaqo ay booliska ugu talagaleen dadka aan guryaha lahayn.
Caruur ay barakiciyeen dagaallada magaalada Kaduna ee Nigeria oo hortaagan guri ay qaxooti ku yihiin.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Caruur ay barakiciyeen dagaallada magaalada Kaduna ee Nigeria oo hortaagan guri ay qaxooti ku yihiin.