Horyaalka koobaad ee Puntland oo wareegii labaad galay

Qoraalka Codka, Horyaalka koobaad ee Puntland oo wareegii labaad galay
Published

Puntland waxaa ka socdo tartanka heerka koobaad ee kubadda cagta. Waxa ka qeybgalaya sagaal kooxood oo gobollada ka soo kala jeeda.

Abbdulqadir daahir Cali loo yaqaan Julaay, oo ah xoghaya xiriirka kubadda xagta ee Puntland ayaa arrintaasi uga warramay Axmed Xaji Xasan.