Saameynta ay la kulmeen dadkii lahaa dhismayaashii la weeraray ee Mandera

Qoraalka Codka, Saameynta ay la kulmeen dadkii lahaa dhismayaashii la weeraray ee Mandera
Published

Magaalada Mandera waxaa horey uga dhacay weeraro kala duwan oo saameeyay shacabka.

Mid ka mid ah wuxuu ahaa weerar lagu dilay dad ku sugnaa guri ay lahayd haweeney Soomaali ah.

Bashkas Jugsoodhacay oo dhawaan booqday Mandera aya la kulmay haweenaydan oo ka sheekaynaysa wixii ku dhacay markii weerarkaasi uu socday.