Daawo: Qabanqabada Doorashada madaxtinnimada Soomaaliya
Published
Walaaca ugu weyn ee hareeyay doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu yahay musuqmaasuq. Wax is daba marin xoog leh ayaa la sheegayaa in ay ka dhacaday doorashadii baarlamaanka, halkaasoo xildhibaannada qaarkood la sheegayo inay codadka iibsadeen. Weriyaha BBC-da Faarax lamaane ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.