Wareysi shirka iskaashiga Afrika oo Soomaaliya ka qayb gashay
Published
Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxaa todobaadkan lagu qabtay shir ku saabsan iskaahsiga iyo maalgashiga Afrika iyo dalalka horumaray.wufuudii shirka ka qayb gashay waxaa ka mid ah Ali Abdi Awaare oo xilal wasiir ka soo qabtay maamuladii Puntland soo maray.
Waxyaabaha shirkaasi looga hadley ee khuseeya Soomaalida iyo ahmiyada uu u leeyahay maalgashiga iyo ganacsiga.
Mowliid Xaaji Cabdi ayaa khadka telefoonka ee Paris ku waraystay.