Daawo: 'Gaajo ayuu u dhintay wiil aan dhalay oo shan jir ahaa'

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: 'Gaajo ayuu u dhintay wiil aan dhalay oo shan jir ahaa'
Published

Cabdiweli waa aabe dhalay will shan jir ahaa oo gaajo ugu dhintay magaalada Xarfo ee Puntland isbuucii hore. Wuxuu ka mid yahay kumanaan ku barakacsan duleedka magaaladaasi