Afar ruux oo ku dhimatay qarax Muqdisho ka dhacay

Qarax hore

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Qarax hore
Published

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhimatay toban kale ayaana ku dhaawacantay qarax lagu bartilmaameedsaday makhaayad mashquul ah oo Muqdisho ku taalla, sida uu BBC-da u sheegay qof goob jooge ah.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Illaa iyo hadda ma jiro koox sheegatay in ay ka dambaysay weerarkaas.

Laakiin ururka Al shabaab ayaa weeraro iyo qaraxyo ka gaysta magaala Muqdisho.

Faahfaahinta dib ayaan ka soo dheegi doonaa.