Daawo: Ma aragtay wali geri dhalaya?

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Ma aragtay wali geri dhalaya?
Published

Geri loo bixiyay April oo ku dhawaad hal milyan oo qof ay interneetka kala socotay intii ay rimanayd ayaa aakhiirkii dhashay. Waxay ku jirtaa xero ku taalla duleedka New York.