Maxay ka dhigantahay boqolka maalmood ee uu Trump xafiiska joogay?
Published
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa xukunka dalkaasi hayo 100 maalmood. Trump boqolkaasi maalmood ee uu xilka hayay waxa uu isbedel weyn ku sameeyay maamulka iyo siyaasadda dalkaasi, waxa uu na qaatay go'aanno ad-adag oo indhowaale aan looga baran hoggaamiyeyaasha dalkaasi.
Faysal Mohamed Diiriye oo ka faalooda arrimha Mareykanka ayaa arrintaasi uga waramay weriyaha BBC-da ee dalka Mareykanka, Maxamed Xaaji Xussen Shiine.