Madaxweyne Farmaajo oo u safray dalka Itoobiya

Qoraalka Codka, Madaxweyne Farmaajo oo u safray dalka Itoobiya
Published

Maxweynaha Soomaaliya ayaa maanta lagu wada inuu booqdo magaalada Addis Ababa. Waana booqashadii ugu horreysay ee uu Madaxweyne Farmaajo ku tago dalka Itoobiya tan intii la doortay muddo hadda ku dhaw sadax bilood.

Arimahaasi ayaan ka waraysanay Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faalooda arimaha gobolka.