Xubinta doodda ee Barnaamijka Dunida & Maanta

Qoraalka Codka, Xubinta doodda ee Barnaamijka Dunida & Maanta
Published

Maanta waxaa ay ku beegneeyd maalinta saxaafada adduunka Dood ayaan dhex dhignay qaar ka mdi ah dhageeystayaasheena taas o ku saabsan cabashada saxaafada. Dooda waxaa ka qeeyb qaadanayo C/risaaq Salaad Shidane oo joogo magaalada Muqdisho, Cabdikaafi Axmed Cabdi oo Joogo Magaalada Gaalkacyo iyo Cabdi Geesi o joogo magaalada Boorama Dooda waxa au qeybinayo Adan Maxamed Cabdi Saalamiin.