Maxaa keenay in jadeecada ka dillaacday Minnesota ay si gaar ah u saameyso Soomaalida?
Published
Soomaali badan ayuu soo ritay cudurka jadeecada oo ka dillaacay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Mas'uuliyiintu waxay sheegeen in Soomaalidu ay ka caga jiidaan talaalka carruurtooda. Halkan ka daawo faahfaahinta.