Daawo: Dadkii ka badbaaday weerarkii Muqdisho oo ka hadlay argagax ay la kulmeen

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Dad ka badbaaday weerakii Muqdisho ka dhacay
Published

Tirada dhimashada qarixii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa gaartay 25 qof. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkan oo ay Shabaabku sheegteen