Ahmiyad intee la eg ayay leedahay guusha Mosul?
Published
Dowlada Ciraaq waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay gacanta u gashay magaalada Mosul oo mudaba ay kula dagaalamyeen kooxda Daacish oo magaaladaasi haysatay
Ku dhowaad hal milyan oo qof ayaa ka barakacay dagaalka magaaladan ka socday.
Hadsaba maxaa xiga qabashada magaalada Muhiimka ah ee Mosul,Dr Sacad Sheekh Cismaan Nuur.