Daawo nin la saaxiibay dhurwaayada magaalada Harar
Published
Dadka ku nool magaalada qaddiimiga ah ee Harar ee dalka Itoobiya kama baqaan dhurwaaga.
Waxaa jira nin si gaar ah ula saaxiibay dhurwaayada, waxaana loogu yeeraa ‘ninkii dhurwaayada`.