Sawirro: Xafiiska madaxweynaha Maraykanka oo dhisme ku socdo

Xigashada Sawirka, Reuters
Weligaa ma is weydiisay sida uu u eegyahay xafiiska madaxweynaha Maraykanka oo aan alaabo dhex oolin? waa run oo isma aad weydiin ba. Waa kuwan sawirro laga soo qaaday isagoo dhisme dib u habayn ahi ku socdee bal daawo.
Aqalka Cad ayaa markii ugu horraysay mudo lixdan sanadood ah dayactir lagu samaynayaa.
Trump ayaa xafiis alaab cusub la dhigay ku soo noqon doona marka dayactirkan la dhamaystiro todobaadka dambe.
Hadda wuxu ku maqanyahay fasax 17 maalmood ah oo u ku joogo gurigiisa gaarka ah ee ku yaal New Jersey.
Laakiin fasaxiisii ayuu maalin ka soo jaray oo Isniintii ayuu ku soo yara noqday Washington DC.

Xigashada Sawirka, Reuters

Xigashada Sawirka, Reuters

Xigashada Sawirka, Reuters

Xigashada Sawirka, Reuters

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xigashada Sawirka, EPA

Xigashada Sawirka, Reuters












