Duufaanta Irma oo ku dhufatay Florida

Qoraalka Muuqaalka, Dabaylo xoog badan iyo roob ayaa ku dhuftay Florida
Published

Miami, Fort Lauderdale, Naples iyo Hollywood ayaa ka mid ah meelaha ay ku dhufatay duufaanta Irma.