Madaxweynaha Puntland oo BBC uga waramay go'aamadii Kismaayo & arrimo kale
Published
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta kulankii ku soo gabagaboobay magaalada Kismaayo madaxweynayaasha maamul goboleedyada ay ugu doorteen Gudoomiyaha Golaha maamul goboleedyada ayaan ka wareysanay shirkaasi qodobadii ka soo baxay iyo sida ay isu waafaqayaan dastuurka dalka iyo waliba arimo kale oo ku aadan khilaafka ka dhex aloosan dawlada Federaalka & maamuladda gobolada, Mowliid Xaaji Cabdi ayaa khadka telefoonka ee magaalada Kismaayo ku wareystay.