Wareysi: Madaxweynaha la doortay ee Somaliland
Published
Muse Biixi Cabdi ayaa loo doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland.
Xisbiga Kulmiye ee uu murashaxa u yahay Muuse Biixi ayaa sida uu sheegay guddiga doorashada waxa uu helay 55.19%.
Muse Biixi Cabdi ayaa ahaa guddoomiyaha xisbiga talada haya Somaliland.
Wuxuu u warramay weriyaha BBC Hargeysa Axmed saciid Cige