Sagaashan jir ka warramayo jacaylka uu u qabo xaasaskiisa
Published
Muxumed Xasan Muumin oo Dhukoow loo yaqaanno waa sagaashan jir. Waxuu guursaday 11 haween ah balse hadda waxay wada joogaan afar xaas. Waxuuna sheegayaa inuu weli jacayl weyn u hayo xaasaskiisa, tabartii raganimaduna aysan weli ka baabi'in.
Dhukoow oo hadda ka hor ka kulmay madaxweynihii hore ee maraykanka Barack Obama ayaa iiga ka waramaya waayihiisa nolosha iyo xiriirka xaasaskiisa uu la leeyahay.