Daawo: Wasiir Beyle oo difaacay canshuurta ay xukumaddu soo rogtay
Published
Guddiyada maaliyada iyo Ganacsiga ee Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa sherci daro ku tilmaamay canshuur aya xukkumada Soomaaliya gaar ahaan wasaarada maaliyadda ay ku soo rogtay badeecadda kasoo dagta dekeda Muqdisho.
Ganacsatada ayaa ka hor yimid canshuurtan oo u gaar ah gobolka banaadir.
Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Beyle Ducaale ayaa u waramay weriyaha BBC-da Cali Nuur Salaad