Nin 18 sano u xirnaa dambi uusan gaysanin
Published
David Robinson, waa Ameerikaan madow ah oo dhawaan xabsiga laga soo daayay. Waxaa lagu eedeeyay dil uusan gaysan, wuxuuna xasbiga ku jiray 18 sano.