Saamaynta sicir bararku ku yeeshay awoodda wax iibsiga ee dadka ku afura khudradda

Qoraalka Codka, Khudaarta Hargeysa
Published

Bishan Ramadaan waxaa dadweynuhu aad u isticmaalaan khudradda haddaba weriyaha BBC-da Axmed Saciid Cige ayaa tegay suuqa badhtamaha Hargeysa oo u kuur galay iibsiga noocyada khudradda iyo weliba saamaynta sicir bararku ku yeeshay awoodda wax iibsiga ee dadka xilliga ramadaanta ku afura khudradda dalka ka soo go'da, warbixintan ayaanu ka soo diray.