Magaalada Hargeysa oo shaybaar casri ah lagu daah furay
Published
Magaalada Hargeysa, waxaa maanta rasmiyan loo daah furay shaybaar qalab casri ah ku shaqeeya oo lagu baari karo cudurada sida Kansarka oo kele oo markii hore bukaanadu ay dibedda u aadi jireen.
Shaybaarkan oo lagu magacaabo SOM-LAB waxa uu weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ka wareystay aasaasaha Dr; Axmed Xuseen Ciise oo isagu ku takhasusay cilmi baarista caafimaadka iyo sheybaarada isla markaana ka soo shaqeeyay cisbitaallo ku yaalla dalalka Mareykanka iyo Faransiiska ?