Waa sidee dareenka dadka Somaliland kaddib 30 sanno duqeyntii Hargaysa
Published
Waxaa imika laga joogaa 30 sano markii diyarado ay lahayd dowladdii militariga Soomaaliya ay duqeeyeen magaalada Hargeysa.
Duqayntasi iyo guud ahaan dagaalkii ka socday gobolada Waqooyi ayaa waxa wali xusuusta dad badan oo xilligaasi goob joog u ahaa.
Hadaba si bal aan dib ugu milicsano dhacdadaasi ayaa waxa warbixintan ka diyaariyay Bashkas Jug soo dhacay oo imika Hargeysa ku sugan.