Sawirrada ugu mudnaa 2-da ilaa 8-dda Maarso ee BBC

Published

Waa sawirro xul oo ay BBC adeegsatay toddobaadkan caalamka oo dhanna laga soo kala xulay.

Shaqa joojinta shaqaalaha, Kenya

Xigashada Sawirka, Thomas Mukoya / Reuters

Qoraalka sawirka, Sawir muujinaya shaqa joojinti shaqaalaha airboorka caalamiga ee Joomo Kenyaanta
Nin laagaya laf qumbe oo ololeysa

Xigashada Sawirka, Johannes P Christo / Reuters

Qoraalka sawirka, Nin laagaya laf qumbe oo ololeysa
Brazil

Xigashada Sawirka, Buda Mendes / Getty Images

Qoraalka sawirka, Dabbaaldegga munaasabadda sanadlaha ee Carnival ee dalka Brazil
Sawirro laga qaaday aaska Cara Delevingne

Xigashada Sawirka, David Fisher/REX/Shutterstock

Qoraalka sawirka, Sawirro laga qaaday aaska Cara Delevingne
Qaar ka mid ah ciidamada badda dalka Turkiga

Xigashada Sawirka, Murad Sezer / Reuters

Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah ciidamada badda dalka Turkiga oo saf ku jira iyaga oo saaran Markab dushii
Ardayad soo bandhigeyso seefta sida la isugu difaaco

Xigashada Sawirka, Eduard Korniyenko / Reuters

Qoraalka sawirka, Ardayad soo bandhigeyso seefta sida la isugu difaaco oo ka mid ah arday ka qalinjebisay dugsiga General Yermolov ee Ruushka.
Santa Barbara

Xigashada Sawirka, Santa Barbara County Fire Department via EPA

Qoraalka sawirka, Sawir hillaac oo laga qaaday xeebta Santa Barbara ee California
Magaalada Madrid ee dalka Spain.

Xigashada Sawirka, Susana Vera / Reuters

Qoraalka sawirka, Dumar dibad bax ku aaddan 8-dda Maarso ka sameeynayey Magaalada Madrid ee dalka Spain.
Wabiga Yenisei ee dalka Ruushka

Xigashada Sawirka, Ilya Naymushin / Reuters

Qoraalka sawirka, Gaari ku dul socda waddo uu baraf daboolay oo ku taalla xeeb ku taallo Ruushka
Kanwara Kaewjin

Xigashada Sawirka, Jorge Silva / Reuters

Qoraalka sawirka, Kanwara Kaewjin oo ku guuleysatay boqoradda quruxda ee 2019-ka