"Waxaan xirtaa dharka ragga si aan reerkeena ugu shaqeeyo"
Published
Neha Sharma waa gabadh ku nool waqooyiga Hindiya, kadib markii aabaheed uu xubnaha ka curyaamay ayay la wareegtay shaqadii uu qaban jiray oo ahayd timo jare. Balse waxa ay ku qasbanaatay in ay xirato dharka ragga si ay bulshada uga nabad gasho, una hesho macaamiil fiican.