Dowladda oo la daalaa dhaceysa ammaanka Muqdisho haddana amniga uu weli fari ka qodneen
Published
Dowladda Soomaaliya oo l adaalaa dhaceyso ammaanka magaalada Muqdisho iyada oo qaraxyada ka dhaca magaaladana ay tira lahayn.
Abdirashid Khaliif xaashi oo ah agaasimaha machadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage ayaan ka wareysannay xaaladda amni uu dalku haatan ku jira sida wax looga beddeli karo.