Nayjeeriya: xirfado aad kaga baadbaadi karto booliiska dalkaasi

Xigashada Sawirka, AFP
'Qosol, oo edaab muuji iskana ilaali inaad la dagaallanto askarina'. Kuwani waa qaar ka mid xirfadaha horumarinaya darawalnimadaada inta aad ku guda jirto waddooyinka Nayjeeriya, sida laga soo xigtay farriin ay ciidamadu tweeter-ka soo dhigeen.
Ma cadda sababta keentay in ay faafiyaan 16-kan tilmaame, laakiin fiidiyoowgii dhawaa ee faafay ayaa sheegayey sarkaal ku qasbaya qof darawal ah goob la isku baadho inuu bixiyo laaluush laga yaabo inuu ka dambeeyay.
Halkaas, sarkaalkaas ayaa la duubay isagoo weydiisanaya laaluush ah 4,000 naira ($ 10; £ 7) kaas oo ahaa dalabkii hordhaca ahaa, marka isaga loo eegana waxay ahayd wax aan ku fillayn.
Dhacdooyinka noocan oo kale ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhammaadeen baabuurlayaasha lan toogtay ka dib marka darawaliintu diidaan inay u hoggaansamaan.
Bileysku kagama ay hadlin arrintan laaluush qaadashadooda "talooyin loogu talagalay nabadgelyada iyo saaxiibtinnimada dhexmari karta kolka la joogpo goobaha la isku baadho ama kaantarooka" ayay ku taliyeen oo ku tilmaameen.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 1
Sidaa darteed, haddii aad ka fekereyso sida loogu hoggaansamayo shuruudahan, kuwani waa waxa ay tahay in darawalladu sameeyaan:
Si tartiib ah u soo qabooji kolka aad ku soo dhawaato kaantaroolka ama istabta, hubi in laydhka gudaha ku yaallaa ay kuu shidan yihiin, haddii ay tahay habeen, oo gacmahaaguna ha muuqdaan iskana saar baqdinta askarta.
Hoos u dhigidda, idaacadda gaadhiga ama raadiyaha waa wax aad iyana u wanaagsan.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 2
Amrridda askariguna ma aha iyaduna fikrad wanaagsan
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 3
Sidoo kale waxaa la mid ah taabashada askariga.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 4
Bilayska ayaa sidoo kale dareensan in ay lagama maarmaan tahay in ay ka digtoonaadaan halista ah ee in lala dagaallamo sarkaalka bilays ah oo hubaysan:
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 5
Dad badan oo reer nayjeeriya ahi ma rumaystaan askarta, maxaayeelay waxay u yaqaannaan dad aan xirfad lahayn oo musuq miidhan ah, sida laga soo xigtay tifaftirah BBc-da ee Nayjeeriya Aliyu Tanko.
Bilayska Nayjeeriya ayaa ka mid ah kuwa ugu mushaharka yar isla mar ahaantaanaaana aan qalbaysnayn kolka loo eego sida booliiska dunidaoo kale, ayuu yidhi wariyeyahayagu
Booliskuna, si kastaba ha ahaatee, waxay u arkaan wada-xaajoodyada xun ee dadweynaha inay yihiin natiijo is faham la'aan ah oo ka dhex taagan.
Waxayna kula talinayaan dadwaynaha in ay noqdaan kuwo naxariis leh marka ay la shaqeynayaan ama la dhaqmayaan:
Tilmaamaha ayaa loo arkaa inay qayb ka yihiin dedaallada adeegga bilayska si ay u qurxiyaan sawirka laga haysto.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 6