Sawirro: Fagaareyaasha Kenya ee loo tago daawashada hardanka lo'da

Xigashada Sawirka, Duncan Moore
Qowmiyadda Luhya ee dagta Galbeedka dalka Kenya ayaa waxa ay haystaan dhaqan soo jireen ah oo lagu dagaalsiinayo dibiyada.
Sawir qaade Duncan Moore ayaa u safray goobtaas si uu ula kulmo hoggaamiyayaasha deegaankaas, si ciyaarta loogu soo bandhigo warbaahinta caalamka.

Xigashada Sawirka, Duncan Moore

Xigashada Sawirka, Duncan Moore
Heeso lagu ammaanayo dhaqanka ayaa lagu soo bandhigay goobta lagu qabtay tartankan.

Xigashada Sawirka, Duncan Moore
Dadweynaha ayaa buux dhaafiyey goobta, Carruurta ayaa fuulay geedaha si aysan dibiyada uga cararin.

Xigashada Sawirka, Duncan Moore
Daawadayaasha ayaa u sacab tumayay dibiyada is hardinaya.

Xigashada Sawirka, Duncan Moore
Tupa Tupa, waxa uu ka mid yahay ilaalada tartanka hagayay.

Xigashada Sawirka, Duncan Moore

Xigashada Sawirka, Duncan Moore
Dagaalka dibiyada ee lagu qabtay Kakamega ayaa waxa soo dhaweeyey shacabka.

Xigashada Sawirka, Duncan Moore
Marti sharafkii ka soo qayb galay tartankaan ayaa xayawaanada u muujiyey taageero weyn.
Balse dadka u ol'oleeyo xuquuqda xoolaha ayaa cambaareeyey arrintan.

Xigashada Sawirka, Duncan Moore
Gerald Ashiono, oo ah milkiilaha qaar ka mid ah dibiyada ka qayb galay tartanka ayaa sidoo kale goob joog ahaa.

Xigashada Sawirka, Duncan Moore

Xigashada Sawirka, Duncan Moore
Waxa uu dagaal ka dhex abuurmay qaar ka mid ah milkiilayaasha dibiyada.

Xigashada Sawirka, Duncan Moore

Xigashada Sawirka, Duncan Moore
Waxa laga guulaystay Tupa Tupa.

Xigashada Sawirka, Duncan Moore

Xigashada Sawirka, Duncan Moore












