Ilhaan Cumar oo taageero ka heshay dad caan ah

Xigashada Sawirka, Reuters
Qaar ka mid ah dadka isticmaala baraha bulshada ayaa billaabay in ay taageeraan Ilhaan Cumar oo Donald Trump ay is hayaan.
Dadka aadka u badan ee isticmaalaya halku-dhigga ah #IStandWithIlhan waxaa ka mid ah kuwo caan ah, baadariyaal iyo taageerayaasheeda kale.
Ilhaan oo dib ugu noqotay gobolka laga soo doortay ee Minnesota halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen boqollaal qof oo ku dhawaaqayay "ku soo dhowaw gurigaaga".
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 1

Dhammaadka X boggan, 2

Donald Trump, Madaxweynaha Mareykanka, ayaa horraantii Isbuucan jeediyay hadal lagu tilmaamay "cunsurinimo" oo uu ku weeraray afar dumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo aan caddaan ahayn. Wuxuu afarta xildhibaan u sheegay in ay dib ugu noqdaan dalalka ay asal ahaan ka soo jeedaan.
Wuxuu yiri "Waa arrin xiiso leh in aan aragno xildhibaanada dumarka ah ee xisbiga dimoqoraadiga, kuwaas oo asal ahaan ka yimid dalal dowladahooda ay gebi ahaanba yihiin kuwa masiibo ah, oo musuqmaasuq hareeyay, ahna kuwa ugu xun ee adduunka ka shaqeeya, in hadda dadka reer Ameerika oo ah kuwa ugu awoodda badan adduunka ay u sheegeen sida wax loo maamulo".
Xaaladda waxaa sii huriyay markii taageerayaasha Trump ay ku dhawaaqeen "Tarxiil" iyagoo ula jeeday Ilhaan Cumar.
Macluumaadkan lama heli karo
Faahfaahin ka eeg FacebookBBC masuul kama ahan macluumadka bogagga kale ee dibadda.Dhammaadka Facebook boggan
Ilahaan oo barteeda Twitter-ka uga jawaabtay waxay tiri "halkan ayaan qeyb ka ahay, Aqalka Shacabka".
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 3
Ka dib ayuu Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump sheegay in taageereyaashiisa uusan ku raacsanayn dalabkooda ah in Ilhaan Cumar dib loogu celiyo Soomaaliya.
Waakuwan qaar ka mid ah dadka taageerada u muujiyay Xildhibaan Ilhaan.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 4

Dhammaadka X boggan, 5

Dhammaadka X boggan, 6

Dhammaadka X boggan, 7

Dhammaadka X boggan, 8

Dhammaadka X boggan, 9