Sida haweenayda noqotay haldoorka nabadda hadda loogu haysto dacwado xasuuq
Published
Tallaabo uu qaaday wasiirka caddaaladda ee dalka Gambia Abubacarr Tambadou ayaa Aung San Suu Kyi lagu geeyay maxkamadda caddaaladda adduunka ee fadhigeedu yahay Hague, waxaana loo heystaa eedeymo ay beenisay oo ku saabsan in milatariga dalkeeda ay xasuuq geysteen.