Gabadh Soomaali ah oo biloowday xuje-fur Carona ku saabsan

Qoraalka Muuqaalka, Gabadh Soomaali ah oo biloowday xuje-fur Carona ku saabsan
Published

''Markii aan arkay xujadan in dumarka kaliya ay samaynayaan ayaan ku fakaray in aan ku soo bandhigo xujadan quruxda wiilasha Soomaaliyeed oo aan inta badan laga hadlin'', ayay tiri Fartun Cumar