Sawirrada dabbaaldegyada Ciidul Fitriga ee Afrika xilli u jira coronavirus

Published

Dunida Muslimka ayaa u dabbaaldegysa Ciidul Fitriga iyadoo dalal badna ay ku jiraan xayiraado iyo bandow coronavirus awgii.

Muslim faithful embrace before performing the Eid al-Fitr prayers, marking the end of the holy fasting month of Ramadan, outside a mosque closed amid concerns about the spread of the coronavirus disease (COVID-19), in Nairobi, Kenya, May 24, 2020.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Muslimiintan ayaa isku marxabeynaya dibedda masaajid ku yaalla caasimadda Nairobi
Muslim faithful perform Eid al-Fitr prayers, marking the end of the holy fasting month of Ramadan, at a courtyard within their home as mosques remain closed amid concerns about the spread of the coronavirus disease (COVID-19), in Nairobi, Kenya, May 24, 2020.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Masaajidda Kenya waa la xiray dhammaantood si loo yareeya faafitaanka coronavirus, sidaas darteed ayay dadkan ku tukadeen guryahooda.
Muslim faithful observe social distancing as they perform Eid al-Fitr prayers, marking the end of the holy fasting month of Ramadan, inside a mosque closed amid concerns about the spread of the coronavirus disease (COVID-19), in Nairobi, Kenya, May 24, 2020.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Raggan waxaa u suuragashay inay ku tukadaan gudaha masaajid ku yaalla Kenya, balse ugu yaraan way kala fogaadeen
Worshippers in the Gaddafi mosque in Tanzania's capital Dodoma
Qoraalka sawirka, Dalka Tanzania masaajidda way furan yihiin, Muslimiintan ayaa ku tukanayay masaajidka Qadaafi ee ku yaalla caasimadda Tanzania ee Dodoma
Children are seen on a motorbike after Muslims in Nigeria perform Eid prayer following the global outbreak of coronavirus disease (COVID-19) in Nasarawa May 24, 2020.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Caruurtan ku sugan waqooyiga Nigeria waxaa loo soo xiray dhar cusub taasoo qeyb ka ah dabbaaldegga ciidda,
A boy performs the ritual ablutions before praying at a mosque to celebrate Eid al-Fitr at a mosque in Kara Ibafo in Ogun State, on May 24, 2020.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Wiilkan yar oo ku sugan gobolka Ogun ee dalka Nigeria ayaa weyseysanaya ka hor salaadda ciidda
Muslims in Nigeria perform Eid prayer after the lockdown following the global outbreak of coronavirus disease (COVID-19) in Nasarawa, Nigeria May 24, 2020.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Muslimiinta Nigeria waxaa loo sheegay inay guryahooda ku tukadaan, balse dad badan ayaa u so baxay si ay masaajidda iyo garoomada ugu tukadaan
Worshippers gather to perform a prayer to celebrate Eid al-Fitr in Kara Ibafo in Ogun State, on May 24, 2020.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Muslimiintan ku sugan Ogun ee dalka Nigeria waxa uu suuragashay inay helaan qaab ay u kala fogaadaan inta ay tukanayaan
Muslim worshippers gather for the prayers of Eid al-Fitr, the Muslim holiday which starts at the conclusion of the holy fasting month of Ramadan, in the district of Jureif Gharb of Sudan"s capital Khartoum early on May 24, 2020, despite government regulations banning congregations due to the COVID-19 coronavirus pandemic.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Dowladda Sudan ayaa mamnuucday isu soo baxyada, balse malaha dadkan isugu soo baxay duleedka Khartuum maba garin fariinta dowladda
Man in facemask praying in Khartoum

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Dadka isugu soo baxay Khartuum qaarkood ayaa haseyeeshe waxaa u daboolnaa gafuurka
Presentational white space
Followers of the Layene community wearing protective masks take place on the beach in front of the Yoff Layene Mosque, during the Islamic festivity of Korite in Dakar, Senegal, on May 24, 2020,

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Dalka Senegal masaajidda dib ayaa loo furay, balse Muslimiintan waxa ay isugu soo baxeen oo ay ku tukadeen xeebta
Magaalada Muqdisho masaajidda sidiic aadiga ahayd ayaa looga tukaday.

Xigashada Sawirka, Anadolu Agency

Qoraalka sawirka, Magaalada Muqdisho masaajidda sidii caadiga ahayd ayaa looga tukaday.
Aaabahan carruurtiisa ayuu ku ciyaarsiinayaa beerta nabadda ee magaalada Muqdisho munaasadbadda ciid awgeed

Xigashada Sawirka, Anadolu Agency

Qoraalka sawirka, Aaabahan carruurtiisa ayuu ku ciyaarsiinayaa beerta nabadda ee magaalada Muqdisho munaasabadda ciid awgeed