Cabdinuur Sh Maxamed Isaaq oo BBC-da wareysi siiyay
Published
Cabdinuur Sheekh Maxamed Isaaq oo ah afhayeenka guddiga doorashooyinka Puntland ayaa BBC-da uga waramay xisbiyo siyaasadeed oo ay diiwaangaliyeen iyo qorshayaasha doorashooyinka dowladaha hoose ee Puntland.
Axmed Cawil ayaa Garoowe ku waraystay.









