Sawirradii ugu cajiibsana toddobaadkan

Published

Sawiradii toddobaadkan ugu quruxda badnaa ee laga soo qaaday daafaha caalamka.

Dayax gacmeed loo diray meeraha Mars kaas oo ka sharaacday xarunta hawada Kennedy ee Florida. Waxaanaa la filayaa in bisha Febaraayo ee 2021 uu gaaro Meeraha Guduudan.

Xigashada Sawirka, CRISTOBAL HERRERA-ULASHKEVICH/EPA

Qoraalka sawirka, Dayax Gacmeed loo diray meeraha Mars kaas oo ka sharaacday xarunta hawada Kennedy ee Florida. Waxaanaa la filayaa in bisha Febaraayo ee 2021 uu gaaro Meeraha Guduudan.
Saraakiisha ciidanka heer federaal oo sunta dadka ka ilmeeysiisa u adeegsanaya dibadbaxayaasha gobolka Portland Oregos.

Xigashada Sawirka, CAITLIN OCHS/Reuters

Qoraalka sawirka, Saraakiisha ciidanka heer federaal oo sunta dadka ka ilmeeysiisa u adeegsanaya dibadbaxayaasha gobolka Portland Oregon.
Nin diyaarinayo cunada munaasabadda Eid al-Adha ee magaalada Kabul, ee dalka Afghanistan.

Xigashada Sawirka, MOHAMMAD ISMAIL/Reuters

Qoraalka sawirka, Nin diyaarinayo cunada munaasabadda Eid al-Adha ee magaalada Kabul, ee dalka Afghanistan.
Haweeney saxeexeyso sawirka xildhibaan John Lewis ka hor baroordiiqda loo sameeyay. Lewis ayaa waxa uu dhintay isagoo 80 sano jir 17-kii July.

Xigashada Sawirka, ELIJAH NOUVELAGE/Reuters

Qoraalka sawirka, Haweeney saxiixeyso sawirka xildhibaan John Lewis ka hor baroordiiqda loo sameeyay. Lewis ayaa waxa uu dhintay isagoo 80 sano jir 17-kii July.
Xubno ka tirsan dhalinyarada Hong Kong oo ka qeyb qaadanaya dibadbaxyada.

Xigashada Sawirka, ATHIT PERAWONGMETHA/Reuters

Qoraalka sawirka, Xubno ka tirsan dhallinyarada Hong Kong oo ka qeyb qaadanaya dibadbaxyada.
Nin ka soo duulayo buundo ku taallo webiga Neretva oo uu ka dhacayay tartanka dabbaasha.

Xigashada Sawirka, DADO RUVIC/Reuters

Qoraalka sawirka, Nin ka soo duulayo buundo ku taallo webiga Neretva oo uu ka dhacayay tartanka dabbaasha.
A large group of Siberian tigers feeding

Xigashada Sawirka, VCG via Getty Images

Qoraalka sawirka, Shabeel lagu quudinayo xerada xannaanada xoolaha ee Hengdaohezi ee ku taallo dalkaasi Shiinaha.